Dhawaan

Tababarka & Waxbarashada

Casharro, koorsooyin iyo tababarro ku saabsan agronomy, xoolaha, waraabka iyo ganacsiga beeraha (agribusiness) — tallaabo-tallaabo, af-Soomaali, oo laga baran karo telefoonka.

Koorsooyinka la qorsheeyay

🌾 AgronomyCiidda, abuurka, bacrinta, wareejinta dalagyada iyo xakamaynta cayayaanka.
🐄 XoolahaCaafimaadka xoolaha, tallaalka, quudinta iyo wax-soo-saarka caanaha.
💧 WaraabkaDrip, sprinkler, waraabka qorraxda iyo jadwalaynta biyaha.
💼 Ganacsiga BeerahaQorshe ganacsi, xisaabaadka beerta, suuq-geyn iyo iskaashatooyin.

Ma rabtaa in lagu ogeysiiyo marka koorsada koowaad la furo — ama ma tahay khabiir rabta inuu wax baro? Nala soo xiriir.

Inta aad sugayso: ka bilow Aasaaska Agronomy iyo taxanaha GAP.